Dagaaladii ka socday gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo weji cusub yeeshay

Jabhadda gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda oo ku sugan gobolka deriska ah ee Cafarta, waxaa sidaas Axaddii sheegay afhayeen u hadlay, taasi oo furtay furrin cusub oo dagaal. Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa AFP u sheegay in howlhgalkaas oo ahaa mid kooban, lala beegsaday ciidamo si gaar … Continue reading Dagaaladii ka socday gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo weji cusub yeeshay